Fanaan xalay lagu toogtay Addis ababa & rabshado xooggan oo ka dhashay (Sawirro)

Hajalu Hundesa oo ka mid ahaa fanaaniinta Oromada ee caanka ah ayaa lagu toogtay xalay caasimada dalka Itoobiya ee Addis Ababa ka dib markii ay rasaas ku fureen rag aan heybtooda la garan. Toogashada fanaankan ayaa ku soo beegantay xili uu Todobaadkii hore uu waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Tv-ga OMN, waraysigaasoo uu ku weeraray … Continue reading Fanaan xalay lagu toogtay Addis ababa & rabshado xooggan oo ka dhashay (Sawirro)